
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan bulsho
weynta ku dhaqan magaalada muqdisho iyo aga gaarkeeda in lafuray schoolka
COSMOS(COSMOS institute of science and languages).
Schoolku waxa uu kuyaalaa xafada KPP
aga gaarka schoolka IMAMU-SHAFICI,waxa dhanka midig kasaaran wadada
uleexata AFRICAN VILLAGE. Schoolku waxa uu qabanayaa dadka waaweyn iyo weliba caruurta oo uu udiyaariyay macalimin tayo leh.
Schoolku waxaa uu bixinayaa DIPLOMA ENGLISH mudo sanad ah . Casharada waxay ku bixdoonaan maqal iyo muuqaal.
English, Math, Somali, Health iyo Scientific Subjects
waxa ay bixi doonaan maalin walba.
Luqada Arabic waxa ay bixi doontaa Khamiis iyo Jimce galinka hore.
NB: COURSES gaar ah oo loogu
talagalay ardada form four ee dugsiyada sare ee afarta ,maado ee scientifics .
Hore u gaara iskuulka COSMOS Istititute Of Science, Languages And
Health Training.
COSMOS waa kaabaha aqoonta iyo kaaliyaha ardayga
Wixii faahfaahin ah kala xariir numberada hoose ku qoran
0615692164/0618123933/0615101105/0618013156
No comments:
Post a Comment